Warbixinta helitaanka
Warbixinta helitaankan waxay quseysaa bogga https://toimirasismiavastaan.fi/, waxaana la qoray 30.7.2024. Waxaa helitaanka adeeggan dijitaalka ah qiimeeyay shirkadda Motiva Oy.
Xaaladda helitaanka adeegga dijitaalka ah
Bogga waxaa lagu hirgeliyay qaab waafaqsan heerka AA ee hagitaanka helitaanka WCAG 2.1. Boggu wuu buuxinayaa shuruudaha helitaanka ee muhiimka ah.
Waxaa yaraanta helitaanka lagu arkayaa faylashada lifaaqa ah qaarkood, qoraallada beddelka ah ee sawirrada iyo qoraalka tarjumaadda ah ee fiidiyowyada. Waxyaabaha aan la helin waxaa la codsadan karaa iyagoo qaab la heli karo ah. Macluumaad dheeraad ah waxaa email uga heleysaa cinwaanka kampanjat@motiva.fi.
Miyaad adeegeenna dijitaalka ah ku aragtay qabyo dhinaca helitaanka ah?
Noo sheeg qabyada helitaanka ah ee aad aragtay waxaan ku dadaalaynaa in aan qabyada hagaajinayo.
Waxaa ragti-celinta ku soo diri kartaa emailk:
kampanjat@motiva.fi
Mas’uulka ilaalinta
Haddii aad bogga ku aragti dhibaato dhinaca helitaanka ah, marka hore annaga (yacni qofka bogga gacanta ku haya) noogu soo sheeg aragti-celintaada emailka kor lagu soo sheegay. Jawaabtu waxay qaadan kartaa 14 maalmood. Haddii aadan ku qanacsanayn jawaabta aad heshay ama gebi ahaanba aadan jawaab helin labo todobaad gudohood, waxaad arrinta ogeysiin kartaa Waaxda maamulka gobolka Koofurta Finland (Etelä-Suomen Aluehallintovirasto).
Bogga Waaxda maamulka gobolka Koofurta Finland ayaa si rasmi ah loogu sheegayaa, sida wargelinta loo samayn karo iyo sida arrinta looga baaraandegayo:
www.saavutettavuusvaatimukset.fi
Macluumaadka xiriirka ee mas’uulka ilaalinta:
Traficom
www.saavutettavuusvaatimukset.fi
saavutettavuus@traficom.fi
029 534 5000